Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Dowladda oo Hub kala Wareegey Saaka Beesha Mudulood
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Oct 15 2008
Ciidamada Dowladda oo Hub kala Wareegey Saaka Beesha Mudulood
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 15 October 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hubkan oo ahaa Madaafiic ayaa la sheegay inuu ka kooban yahay Qoryaha waaweyn ee loo yaqaan RT5 2-xabo ah, Qoriga Hoobiyaha nooca 120mm oo laba xabo ah, Rasaas fara badan iyo qoryaha darandooriga u dhaca, sida qoriga BKM oo loo yaqaan Dabajeexa.

 

Waxaa saaka gebi ahaanba isku gadaamay xarun beesha Muddulood u yiilay Hub u badan Madaafiic oo beeshaasi ay isku difaaci jirtay markii ay socdeen dagaalkii loogu magac daray afar biloodlaha ee ay isaga hor yimaadeen Cali Mahdi Maxamed iyo Jan. Caydiidkii geeriyooday Ciidamada Milateriga Soomaaliya, kuwaasi oo uu hoggaaminayay Taliye Kigeenka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gacmadulle ninka lagu magacaabo.

 

Ciidamadda Milateriga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa iyagu saaka xiray waddooyinka xarunta uu hubka ku jiray oo ku taala ka soo horjeedka Hotel Panorama ama xarunta Hormuud Telecom Wqooyiga Muqdisho, iyadoo dhaqdhaqaaqa dadkana ay ciidamadaasi aad u ilaalinayeen, inkastoo aanay dadka socotada ah wadada ka xirin.

 

Ciidamada Dowladda ayaa iyagu hubkaasi markii ay rarayeen waxaa daawanayay dadweyne aad u fara badan, mana jirin wax shaqaaqo ah oo ka dhacay halkaasi, waxayna ciidamada Milateriga Dowladda KMG ahi ula dhaqaaqeen hubkaasi dhinaca xarunta madaxtooyada.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >